“Hadii Uu Madaxwaynuhu Doonayo In Doorashada Ururada Uu Kasoo Horaysiiyo Ta Madaxtooyada, Marka Hore Muddo Kordhin Shan Farood Iyo Calaacal Ah Ha Samaysto”Cali Guray.
March 9, 2022 - Written by admin
“Waar Doorashadeeda Mooye Tan Malaha Wax Kalaaba Ka soo Dhega Wayn, Allah Ha Inooga Sahlo Eh”Cali Guay.
‘“Hadii Uu Madaxwaynuhu Doonayo In Doorashada Ururada Uu Kasoo Horaysiiyo Ta Madaxtooyada, Marka Hore Muddo Kordhin Shan Farood Iyo Calaacal Ah Ha Samaysto”Cali Guray.
Hadii Uu Madaxwaynuhu Doonayo In Doorashada Ururada Uu Kasoo Horaysiiyo Ta Madaxtooyada , oo dabcan sharci darro uu u badheedhayo ah, horta marka hore muddo kordhin shan Farood iyo calaacal ah oo qasab ah ha samaysto si ta madaxtooyadu meesha uga baxdo, waana inta loo socdo eh.