“Muuse Biixi Waxaan Leeyahay, Markaad Kasoo Noqoto Maraykan Ayaa Hadal Inoo Yaalla, Ama Dalka Waynu Wada Yeelan, Ama Dhiigeennu Kala Qarsan”Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqaal
March 10, 2022 - Written by admin
“Maxamed Kaahin Maah-maahdii uu Ku Maah-maahay Miyaanu Xasuusnayn Markii uu la dagaalamay Xukuumadii uu Wasiirka ka ahaa Ee Cabdiradman Tuur”
“Muuse Biixi Waxaan leeyahay, Markaad kasoo noqoto Maraykan ayaa hadal inoo yaalla, ama dalka waynu wada yeelan, ama dhiigeennu kala qarsan”
“Labadan Kornayl Waxay Is tuseen oo ay isku qanciyeen, in Muuse-na Muddo kordhin loo sameeyo, kadibna La sharraxo Maxamed Kaahin….”
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo goor dhawayd warbaahinta kula hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay qodobbo Xasaasi ah.