Wasiirka Gaadiidka Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaas Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Maamulkii Hore Ee Iskaashatada Gaadiidka Tawfiiq Iyo Maamulka Cusub Ee La Doortay”Daawo Muuqaal
March 10, 2022 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Cabdirisaaq Ataash Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaas Axmed Abokor Maxamed Oo Xilkii Ukawa Wareejiyay Maamulkii Hore Ee Iskaashatada Gaadiidka Xamuulka Qaada Ee Tawfiiq Iyo Maamulka Cusub Oo Dhawaan Ay Doorteen