berberatoday.com
Xog Dublomaasiyadeed Oo Laga Helay Safarka Madaxweye Muuse Biixi Ee Dalka Mareykanka Iyo Cidi Uu Dawlada Dalkaas Kala Kulmi Doono
March 11, 2022 - Written by admin
Xog culus oo Dublamasiyadeed:-
U jeedka socdaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo berri u safraaya dalka Maraykanka isagoo hoogaminaya wafti ka kooban dhawr iyo toban xubnood.
Ilo Dublamasiyadeed oo xog ogaal ah ayaa sheegay in safarka Madaxweynaha ay ka danbayso dalab xukuumada Somaliland uga yimid dawlada Maraykanka oo Somaliland ka doonaysa inay ku yeeshan Saldhig Milateri magaalo xeebedka Berbera.
Maraykanka ayaa hada ku leh saldhiga Milateri oo lagu magacaabo Camp Lemonnier dalka Jabuuti, isagoo raba inuu saldhig labaad ku yeesho gobolka Geeska Afrika.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa la sheegay in ay qaabilayaan Madaxda sare Wasaarada Gaashandhiga Maraykanka ee Pentagon-ka.
Waxaana la sheegay in la filaayo inay ka mid yahiin Masuuliyiintaas Wasiirka Difaaca ee dawlada Maraykanka Lloyd James Austin, iyo qaar ka mid ah La-taliyayaasha Madaxweynaha Maraykanka ee dhanka Amaanka iyo Dublamasiyada kuwaas oo ay ka wada hadli doonaan dalabka dawlada Maraykanka ee Saldhiga Milateri.
Somaliland ayaa hore saldhig Milateri Berbera uga siisay Dawlada Imaaradka Carabta taas oo kor u qaaday doonista quwadaha dunidu ku doonayaan inay Saldhigyo Milateri Somaliland ku yeeshen

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews