berberatoday.com
Madaxweyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Lagu Soo Dhaweeyey Madaarka Diyaaradaha Ee Addis-Ababa Oo Ay Uga Sii Gudbi Doonaan Dalka Maraykanka.
March 12, 2022 - Written by admin
Addis-Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweyaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Madaarka Diyaaradaha ee Addis-Ababa oo ay Uga Sii Gudbi doonaan Dalka Maraykanka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay madaarka diyaaradaha ee Bole International Airport ayaa waxa halkaasi ku soo dhaweeyey madax sare oo ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibeda dalka Ethiopia iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Ethiopia.
Waxaan Madaxweynaha iyo weftigiisa loo gelbiyey qolka nasashada ee madaxda loogu talogalay, halkaas oo ay ka sii amba-qaadidoonaan safarkooda dalka Maraykanka.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews