Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Shaacisay Talaal Cusub Oo Xanuunka Covid19 Ay Dalka Ka Bilaabayso.
March 16, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa ku dhawaaqday talaal cusub oo xanuunka covid19ka ah oo dalka ka bilaabmaya.

