“Somaliland Waxay Maraysaa Heer Aan Lays Lahayn Way Gaadhaysaa Shalay Baarlamaanka Ingiriiska Ayaa Dooday Maanta Congreskii Maraykanka Ayay Maraysaa”Dr Axmed Xuseen Ciise.
March 19, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr Axmed Xuseen Ciise ayaa wax laga waydiiyay safarka madaxwaynaha somaliland ku jooga dalka maraykanka iyo safiraadiisa aqooneed eek u saabsan kulamada uu madaxwaynaha ula qaatay madaxda dawlada maraykanka iyo xildhibaanada aqalka sare ee maraykanka.
