berberatoday.com
Gaajo Iyo Macaluul Daran Oo Ka Taagan Dalka Koonfurta Sudan
March 19, 2022 - Written by admin

Juba(Berberatoday.com)-Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) ee Qaramada Midoobay, ayaa sheeegtay in dalka Koonfurta Sudan uu la kulmayo xaaladdii ugu xumeyd ee gaajo.

Afhayeenka Hay’adda Marwa Awad, ayaa arrintan sheegtay mar ay iyadu indhaheeda ku soo aragtay xaaladda taagan.

Dad lagu qiyaasay 8.3 milyan oo qof oo ku nool South Sudan ayaa dhowrka bilood ee soo socda la kulmaya macaluul daran, sida ay Awad u sheegtay warbaahinta South Sudan in Focus.

Hay’adda WFP, ayaa maamusha Barnaamijyo lagu dhisayo adkeysiga dadka, dibna loogu soo celinayo quudkoodii, sida Marwa Awad ay sheegtay.

Waxay intaas ku dartay; “Laakiin, waxaan u baahanahay lacag aan arrintaan ku xoojinno, dad kale oo dheeraad ahna aan ku gaarno.”

Qaar ka tirsan qoysaska gobolka Jonglei, ayaa VOA u sheegay inay la dhibaateysan yihiin sidii ay cunto u heli lahaayeen, ka dib markii daadadkii sanadkii hore ay dhul-beereedkoodii burburiyeen.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews