berberatoday.com
Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Ujawaabay Xil, Barkhad Batuun,Sheegayna In Uu Ku Kacay Fal Uu Ku Waayi Karo Maamuuska Xildhibaannimo.
March 22, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeyaha wakaalada biyaha Hargaysa Maxamed cali Daarood ayaa   jawaab kulul ka bixiyay  hadal ka soo yeedhay xildhibaan Barkhad Batuun kaasi oo uu ku duray wakaalada biyaha.

Sidoo kale maareeyaha wakaalada ayaa eedo culus ujeediyay xildhibaan barkhad oo uu sheegay in uu ku kacay falal ay suurto gal tahay in uu ku waayo maamuuska xildhibaanimo Iskana difaaci Karin, islamarkaana aanay wali xisbigii uu ka tirsanaa iyo golaha wakiiladuba wax mawqif ah ka qaadan.

“Barkhad Batuun, Eedaha dul hoganaya Iskama leexin, xisbigiisuna iskama leexin, Golaha uu ka tirsanyahay mawqif-kamay qaadan. Eedahaasi haddii ay ka dhici lahaayeen mujtamac aan muslim ahayn dhexdiisa xilna uma hayeen, maamuusna uma hayeen, bulshadeenu waa bulsho muslim ah, Soomaalina ah.”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews