Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Maxkamadda Adduunka Ugudbinayso Dacwad Ka Dhan Ah Somaliya
March 23, 2022 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa shaacisay inay Dacwad ka dhan ah Soomaaliya u gudbinayso Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee The Hague ee dalka Netherlands iyo Maxkamado kale, si ay uga garnaqaan qaddiyadda madax-bannaanida Somaliland.