Sheekh Dandaawi Oo Booqasho Ku Tagay Gobolka Sanaag Iyo Xabaashii Sheekh Ciise Bini Axmed! C
March 25, 2022 - Written by admin
Sanaag(Berberatoday.com)-Sheekh Dan daawi oo kamid ah culimada dalka jabuuti oo dhawaan socdaal ku yimid Somaliland ayaa booqasho ku tagay gobolkii awowyaasha ee gobolka sanaag ee maydh iyo xiis.

Sheekh Dandaawi ayaa booqday xabaasha sheikh ciise Bini Axmed isagoo usoo duceeyay.