Dalka Atlantis Wisdamland Oo Soo Magacaabay Safiirka Ufadhiyi Doona Jamhuuriyada Somaliland.
March 26, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Midkamid ah wadamada caalamka ayaa shaaciyay In ay aqoonsadeen Somaliland islamarkaana soo magacaabay safiirka ufadhiyi doona caasimada Somaliland ee hargaysa.
Dalka ATLANTIS WISDAMLAND, Oo Dhaca Jasiirada Carabean Sea, Ayaa Waxay Somaliland Usoo Magacwday Safiirka Hogaamindoona safaardooda Somaliland ay ka furanayaan,