Siyaasi Maxamuud Xaashi Kulan Layeeshay Qaarkamid ah Dhalinyarada Magaalada Gabiley.
March 26, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada xukkuumadii Axmed Siilaanyo Maxamud Xaashi cabdi ayaa galabta safar ku tagay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley halkaasi oo uu kulan kala yeeshay qaarkamid ah dhalinyarada reer gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanku.


