berberatoday.com
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Geele Oo Booqasho Ku Tagay Dalka Itoobiya!
March 28, 2022 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya.

 

Madaxweynaha ayaa markii uu ka degay Garoonka Diyaaradaha Ee Bole waxa ku soo dhaweeyay Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya  Abiy Axmed.

Hoggaamiyayaasha labada dal ayaa la filayaa in ay ka wadahadlaan arrimo khuseeya labada dal ee heer qaran iyo heer gobol.

Sida ay sheegtay  Wakaalada ENA, labada dal ayaa si dhow uga wada shaqaynaya sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda iyo dhaqaalaha.

Itoobiya iyo Jabuuti ayaa iska kaashanaya sidii loo xaqiijin lahaa faa’iidada labada dhinac ee dhinacyada Tareenka, Jidadka, Biyaha, Isgaadhsiinta, Korontada iyo dhinacyada kale ee horumarinta.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews