Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Awdal, Kana Warbixiyay Caqabadaha Ku Gadaaman Haayadah Dawlada.
March 29, 2022 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Gudi hoosaadka arimah bulshada ee golaha wakiilada Somaliland oo kormeer u marayay gobolada dalka ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka awdal halkaasi oo kulamo kula qaateen laamaha dawlada iyo maamulka dawlada hoose.
