Dr Edna Aadan Oo Loo Doortay Madaxwaynaha Ururka Ay Ku Bahoobeen Dalalka Aan Xubinta Ka Ahayn Qaramada Midoobay Ee UNPO
March 29, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr. Edna Aadan Ismaaciil Ayaa loo doortay Guddoomiyaha Ama Madaxwaynaha Hay’adda UNPO (Unrepresented Nations & People Organization) oo xarunteedu tahay Belgium Ururka caanka ah ayaa warkan ku shaaciyay bartiisa twitter-ka saaka.
