Maxkamada ICC Oo Loo Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Farmaajo Iyo Saraakiishii NISSA Uu Kamidyahay Fahad Yasin
March 30, 2022 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)- Cabdullaahi Maamed Nuur (Nasri) oo ahaa sarkaal ka tirsanaa sirdoonka Jubbaland, ayaa sheegay inuu maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah Farmaajo, Fahad Yaasiin, Yaasiin Farey iyo shakhsiyaad kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.