berberatoday.com
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlay Eedaha Musuq Maasuq Ee Bulshadu Ku Dhaliisho Iyo Naanaysihii Loo Bixiyay Gudidii Abaaraha Ee Wakhtigii Xukuumadii Axmed Siilaanyo!
March 31, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)–Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi oo ahaa wasirkii hore ee wasaarada madaxtooyada xukuumadii axmed siilaanyo ayaa ka hadlay eedaha musuq maasuq iyo tuugada xoole dadwayne ee bulshada qaybo kamid ahi ku eedeeyeen isaga iyo xukuumadii uu kamid ahaa

Sidoo kale siyaasi Maxamuud xaashi ayaa sheegay in Gudidii abaaraha ee uu kamid ahaa wakhtigii xukuumadii axmed siilaanyo ay bulshada naanayso la xidhiidha musuq maasuq qofka buuray ay ugu yeedhi jireen wuxu kamid yahay gudida abaaraha.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews