Maraykanka Oo Madaxda Maamulada Somaliya Markale Baaq Culus Udiray!
March 31, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Danjiraha dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa ku baaqay in la dadejiyo kuraasta dhiman dorashadooda ee Golaha Shacabka, islamarkaana ku harsan maamulada Hirshabeelle iyo Jubbaland.
