Shir Beelaha Direed Uga Socday Magaalada Nairobi Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!
April 1, 2022 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-shir madax-dhaqameedka beelaha direed oo Iskaga kala yimid Somaliland, jabuuti, itoobiya, somaliya uga socday maalmihii udanbeeyay magaalada nariobi ee caasimada dalka kenya ayaa lasoo gabo gabeeyay kaasi oo laga soo saaray warmurtiyeed.

