Nin Xaaskiisii Ku Dilay Magaalada Hargaysa Oo Booliska Somaliland Baafinayaan
April 2, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha u naxariistee waxaa goordhaweyd lagu dilay magaalada Hargeysa gaar ahaan Xaafadda Calaamadaha ee degmada Maxamuud Haybe haweenay lagu magacaabi jiray Hodan Muxumed Cabdi.
