Gabadh Uu Dhalay Faysal Cali Waraabe Oo Ku Guuleystay Tartan Caalamiya Oo Dalka Finland Ka Qabsoomay
April 7, 2022 - Written by admin
Finland(Berberatoday.com)-Gabadh Uu dhalay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo lagu magacaabo Faadumo Faysal Cali, ayaa ku guuleystay abaalmarinta ganacsadaha sannadka oo sannad kasta lagu qabto magaalada Espoo ee dalka Finland.
