Haweenka Reer Somaliland Oo Kulan Ka Yeeshay Sidii Loo Garab Istaagi Lahaa Dadkii Ku Caydhoobay Suuqa Waaheen.
April 8, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah haweenka reer somaliland oo iygu jira hablo dhalinyaro ah iyo haween hooyooyin ah ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo ay kaga arinsanayeen sidii loo caawin lahaa loona garab istaagi lahaa dadkii ku caydhoobay dabkii gubay suuqa waaheen ee magaalada hargaysa.
