Madaxwayne Muuse Biixi Oo Magacabaay Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Uu Dhawaan Iskacasilay Cabdirasaaq Ataash.
April 8, 2022 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-854/042022 uu ku magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Ujeeddo: Magacaabid