“Labada Xamar Xukumaa Way Isoo Waceen Waanay Iga Tacsiyeeyen Dhibaatadii Dhacday Waanan Uga Mahad Naqay, Raisal Wasaaruhu Wuxu Kudaray Inay Hayaan Lacag Inaga Xanibnayd Waxaanan Ku Idhi Deg Deg Usoo Dira”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqaal
April 9, 2022 - Written by admin
“Madaxweyne Maxamed Cabdilahi Farmaajo Waa Isoo Wacay Wuu Iga Tacsiyeey Dhibaatadii Kadhacday Suuqa Waaheen Waan Uga Mahad Celiyay, Raisul Wasaaruhu Waa Isoo Wacay Waa Iga Tacsiyeey Dhibaatada Dhacday Waa Uga Mahad Naqay Wuxuuna Kudaray Raisal Wasaaruhu Waxaanu Haynaa Lacag Baanka Aduunku Idiin Soo Diray Oo In Door Uxanibnayd Hawlihii Is Afgaran Waaga Ahaa Ee Inoo Dhexeeyay Lacagtaas Waxaanu Ku dadaalaynaa In Lasoo Diro Maadamaba Oo Dhibaato Dhacday, Ana Waxan Ku Idhi Degdeg Usoo Dira Sida Loosoo Saari Karayaba Waaba Ta Noogu Horeysa Aanu Hawsha Suuq Waaheen Wax Kaga Qabanaynee”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi