“Hadii Aanu Nahay Reer Berbera Waxaanu U Aragnaa In Xeerkaasi Wax Ka Bedelkiisu Duulaan Kuyahay Degmadayda Berbera”Muuse Maxamed Cali Oo Kamida Dhalinyarada Reer Berbera”Daawo Muuqaal
April 9, 2022 - Written by admin
“Xeerkan 12 Waxaad Moodaa In Dano Gaara Laga Leeyahay Oo Si Caadifadaysan Looga Shaqaynayo, Hadii Aanu Nahay Reer Berbera Waxaanu U Aragnaa In Xeerkaasi Wax Ka Bedelkiisu Duulaan Kuyahay Degmadayda Berbera”
“Kobcinta Dhaqaalaha Degmooyinku Kuma Xidhna Degmo Heblaayooy Degmo Heblaayo Wax Ka Goosee Waxay Ku Fiicantahay Degmo Kastaaba Siday U Iibgayn Lahayd Khayraadkeeda Inay Horumarkeeda Ka Daydo”Muuse Maxamed Cali Oo Kamida Dhalinyarada aqoonyahanka Ah Ee Berbera