Shaqaalihii Soo Dhammaystay Barnaamijka Shaqo Qaran Ee Lagu Qoray Hay’addaha Dawladda Oo Saddex Bilood aan Mushahaar Arag
April 12, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhalinyarada Barnaamijka Shaqo Qaran Dufcadii 2aad ayaa ilaa imika Wax Mushahar ah La siin Tan iyo markii Ay Si Toos ah U Galeen Nidaamka Mushahar Bixinta (payrol System)
Dhalinyaradan ayaa Xaq u lahaa in ay Qaataan Mushahar u dhigma Milyan iyo Sagaal Boqol oo kun balse Mushaharkii ay Xaqa u lahaayeen ayaa Galay Ila Meerayso.