Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filayo Inuu Isku Shaandhayn Ku Sameeyo Xukuumaddiisa Iyo Xubnaha Ay Seeftu Qaadaynayso Iyo Shaqsiyaadka Suudhka U Soo Toshay
April 12, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inuu hadda ku hawlan yahay oo uu karkarinayo isku shaandhay uu ku samaynayo Xukuumadiisa,taas oo ah mid uu ku dhisayo Xukuumad kaabayn,maddaama oo ay doorashadii Madaxtooyadda fooda inagu soo hayso, isla markaana la filayo inuu mar kale u tartamo doorashada Madaxtooyadda.
