berberatoday.com
Ururada Geelayaasha Xamaaliinta Dekeda Berbera Oo Sameeyay Mudaharaad Ay Kaga Soo Horjeedaan Marxuum Kamid Ahaa Oo Shaqo Dekeda Dhexdeeda Ku Geeriyooday Oo Magtiisa Ay Diiday Shirkada DP World
April 14, 2022 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Ururada Geelayaasha Xamaaliinta Dekeda Berbera ayaa Caawa Mudaharaad Ka Sameeyay Kadinka Hore Ee Dekeda Laga Galo. Sababta Mudaharaadka Ayaa La Xidhiidha Marxuum Kamida Ahaa Xamaaliinta Oo Geeriyooday Wiigan Horaantiisii Marxuumka Waxa Kudhacay Wiishka Markab Sibidh Siday Uu Ka Shaqeynaayay Waxaanay Ku Doodayaan Inuu Dhaawaca kasoo Gaadhay Jugta Wiishkaas Ugeeriyooday Hase Yeeshee Waxa Doodaas Diiday Shirkada Dekeda Maamusha Ee DP World Kadibna Baadhitaan Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Ka Degmada Berbera Ka Dalbadeen Bahda Caafimaadka Waxay Sheegay Inaanu Dhaawacaas Ugeeriyoon Marxuumku Uu Ugeeriyooday Xanuuno Kale Tasaana Keentay Mudaharaadka Ay Sameeyeen Ururada Geelayaasha Xamaliinta Dekeda Berbera.
Marxuumka Alle Ha Unaxariistee Ayaa Waxa Ka Muuqday Dhawaacyo Jabniin Kamid Yahay. Shirkada DP World Ayaa Sheegtay Inay Dhaawacyada Marxuum Qaadatay Hase Yeeshee Aanay Dhimashadiisa Qabin.
Ciidamada Booliska Ayaa Mudaharaadayaasha Kala Dareeriyay Xiisadii Ayaase Weli Taagan Manay Ku Qaancin Ururada Xamaaliinta Iyo Ehelada Marxuumka Najiida Kasoo Baxday Bahda Caafimaadka Ee Baadhitaanka Sameeyay Hilibihii Marxuumkuna Waxay Mudo 5 Habeen Iyo 5 Maalmooda Kujiraan Talaagada Meydka Ee Cisbataalka Berbera.
Waa Markii Uhoreysay Ee Marxuum Dhintay Dhaawaciisana La Qaato Dhimashadiisana La Diido.
Mohamed Abdillahi Soofadhiiste
Berberatoday.com 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews