berberatoday.com
Cuncunka Maxaa Sababi Kara”Cilmi Baadhis Caafimaad
April 15, 2022 - Written by admin
Cuncunka Maxaa sababi Kara
Cuncunka Maxaa sababi Kara
Cun cun ku waa hab difaac oo jidhkeennu uga hor tago ama inoo ogaysiiyo in dhibaato cusub ku timid gudaha ama oogada jidhka.
Waxa uu sheegaa in Maqaarka uu asiibay arimahan Soo socda mid kamida:
1- Qallayl ama biyo la’aan
2- Wax oogada jidhka la mariyay oo uu diidanyay.
3- bacteria gashay Maqaarka
4- virus galay Maqaarka
5- fungus ama canbaar gashay Maqaarka.
6- parasite sida Scabies ( is nidaamis)
7- daawo qofku qaatay oo xasaasiyad ku dhalisay.
8- cunto xasaasiyad uu ka qaaday sida beedka, digaaga iyo kalluunka
10- Dadka waawayn marka xameetidu dhagaxaan ku samaysmaan cun cun aan la maarayn Karin ayay qaadaan.
Intaad ayaa ugu muhiim San way badan yihiin waxa sababa cun cunka.
Dr.Abdilahi Wacays
Dhakhtarka Maqaarka iyo Xasaasiyadda.
Galinka hore ayuu fadhiistaa HIH wiigga oo dhan inta bisha ramadaan Lagu jiro.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews