berberatoday.com
Masjidka Cali Mataan Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Tartanka Quraanka Bisha Ramadaan Iyo Abaalmarino La Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha Hore Galay
April 16, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Masaajidka cali mataan ee magaalada hargaysa ayaa lagu soo gabo gabeeyay tartanka quraanka ee sodonka jis kaasi oo ay ka qaybgaleen ardayday ka kala socotay gobolada dalka.

 

Munaasibada xidhitaanka tartanka quraan ayaa waxaa ka qaybgalay gudoomiyaha golaha wakiilada,Wasiirka arimaha dastuurka iyo xidhiidhka golayaasha, culimo awdiin iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Sidoo kale tartankan oo ay maalgalisay shirkada dahabshiil ayaa abaal marino lagu gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore gashay.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews