berberatoday.com
Aqoonyahan Fashiliyay In Xoolaha ka Dhoofaya Somaliland Ogolaashahooga Lagu Xidhay Somaliya Iyo War La,aanta Xukuumada!
April 22, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Haldoorka urur siyaasadeed miisaanka ee Somaliland oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay arimo badan oo xasaasiya oo ka taagan dalka iyo xukuumadii oo shaqadii ay umada uhaysay kaga mashquushay suuqa waaheen iyo muranka xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale Aqoonyahan Axmed Aw Salawaad Oo kamid ah Urur siyaasadeedka Miisaan ayaa fashiliyay qorshe qarannimada Somaliland halis ku ah oo xukuumada farmaajo ka hirgalisay dalka  kaasi oo ah in dhoofkii xoolaha Somaliland ganacsadu waraaqaha ogolaanshaha ay ka doonteen muqdisho iyadoo laga qaaday dhaqaale faro badan xili xukuumada madaxwayne biixi ku mashquushay suuqa waaheen iyo muranka siyaasada,

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews