Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Sheegay Bisha Ramadan Maanta Oo Sabtiya Tahay 21 Iimaamyada Masajidada Wuxu Udiray Baaq La Xidhiidha Salaada Taajudka
April 23, 2022 - Written by admin
Hargeysa(berberatoday.com)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa Sheegay Bisha Ramadan Maanta oo Sabti ah inay Tahay 21 Waxanu imamada Masajidada ugu Baaqay inay Salada Taajudka Marka La tukaanayo Labakhtiiyo Makrafoonada Dibadda