Fanaanad Sahra Ilays Oo Sheegtay In Loo Soo Hanjabay Waraysi Ay Bixisay Awgii”Daawo Muuqaal
April 24, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanada sahra ilays oo kamid ah bahda fanka Somaliland ayaa sheegtay in loosoo hanjabay waraysi ay bixisay awgeed kaasi oo ahaa qoraal laga been abuuray oo ay beenisay.