Xubnaha Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Sheegay Inay Xilkii Ka Qaadeen Gudoomiyohoodii Cabdirashiid Riyo Raac Gudoomiye Cusubna Doorteen
April 27, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Sheegay Inay Xilkii Ka Qaadeen Gudoomiyohoodii Cabdirashiid Riyo Raac Ialamarkaana Gudoomiye Cusub Udoorteen Khaltuun Sheekh Xasan Cabdi Waxaana warqada wasaxaafaeedka lagu baahiyay Page-ka Gudigu ku leeyihiin Facebooka

