berberatoday.com
TPLF Oo Sheegtay Inay Ka Baxday Gobolka Canfarta.
April 27, 2022 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Kooxda TPLF ayaa sheegtay inay ka baxday dhammaan goobohii ay hore uga haysteen degaanka Canfarta, goobahan ay baneeyeen TPLF ayaa waxaa muddooyinkii u dambeeyay waxaa ku dagaallamayay TPLF iyo ciidanka gaarka ah ee degaanka Canfarta.

TPLF ayaa tallaabadan ay kaga baxeen dhulka Canfarta ku sheegtay mid loogu gogol xaadhayo, sidii gargaarka bani’aadanimo u gaadhi lahaa gobolka dagaalladu wiiqeen ee Tigray.

Geesta kale mas’uuliyiinta gobolka Canfarta ayaa soo bandhigay burbur badan oo gaadhay goobihii ay horey u haysteen TPLF, halkaas oo ay maalmihii u dambeeyay ku hardamayeen TPLF iyo ciidamada Canfartu.

 

Dhinaca kale dowladda Itoobiya ayaa maalinimadii shalay ahayd, waxay sheegtay in gawaadhi badan oo siday gargaar kala duwan ay gaareen gobolka Tigray, halkaas oo shacab badani ku haysato macaluul aad u daran.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews