Sheekh Aadan Madoobe Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka Somaliya.
April 28, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xillibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sh, Aadan Madoobe) ayaa ku guuleystay kursiga Guddoomiyaha golaha shacabka dawlada fadaraalka ah ee somaliya.
