Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Deegaano Katirsan Gobolka Togdheer.
April 29, 2022 - Written by admin
Togdheer(Berberatoday.com)-Deegano katirsan gobbolka togdheer ayaa waxaa ka dilaacay xanuunka shuban kuwaasi oo bulshada ku dhaqani ay qaylo dhaan usoo direen xukuumada xili ay ku jireen abaaro baahsan.