berberatoday.com
Wiil Yar Oo Maydkiisa Laga Soo Saaray Biyo Fadhiisinka Biriijka Weyn Ee Hargeysa.
May 1, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wiil yar oo dhalinyaro ah ayaa Maydkiisa laga soo saaray biyo fadhiisinka Biriijka weyn ee Hargeysa hoostiisa. Ciidamada Booliska ayaa goobta ka qaaday Maydka, iyadoo la baadhayo sababta keentay geeridiisa.

 

Wiilka maydiisa laga soo saaray biyo fadhiisinkan biriijka weyn ee Hargeysa ayaa lagu magacaabi jiray Rifqi Cumar Xasan.

Xilliyada Roobka inta badan biyaha daadka ayaa fadhiista Biriijka hoostiisa, iyadoo carruurtuna ku dabbaalato.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews