berberatoday.com
Waraabe Laba Qof Dhaawacyo Culus Ugu Gaystay Duleedka Magalaada Wajaale Oo Ciidamada Boolisku Toogasho Ku Dileen”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
May 3, 2022 - Written by admin

Wajaale(Berberatoday.com)-Waraabe Ayaa laba qof galabta ku cunay laba Qof meel udhow magaalada wajaale kuwaasi oo uu soo gaadhsiiyay dhaawacyo culus kuwaasi oo xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo cisbitaalka magaalada wajaale,

Labada qof ee waraabuhu dhaawacyada soo gaadhsiiyay ayaa kala oday waayeelka iyo wiil yar.

Sidoo kale ciidanka booliska magaalada wajaale oo gurmad ku tagay deegaankii laba qof waraabuhu ku dhaawacay ayaa ku guulaystay in ay dileen waraabihi sida uu wariye khaddar uxaqiijiyay  taliyaha saldhiga wajaale cabdi sabanle.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faahfahsan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews