Siyaasi Cali Guray Oo Ka Faalooday Doorashada Madaxwaynaha Somaliya Oo Lagu Wado In Ay Qabsoonto 15bisha May! Iyo Shakhsiyaadka Lafilayo!
May 6, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali guray” oo kamid ah siyaasiyiinta falanqeeyaha arimaha ka socda geeska Africa ayaa ka faalooday doorashada madaxwaynenimo ee somaliya oo lagu wado in ay qabsoonto 15bishan may oo ay maalmo kooban ina xigaan.
