Xildhibaan Qaasim Oo Sheegay Dadka Lagu Dilo Magaalada Laascanood In Ay Yihiin Kuwa Somaliland Ushaqeeya Oo Kaliya
May 9, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Qaasim oo kamid ah mudanayaasha laga soo doorto gobolka sool ee golaha wakiilada Somaliland ayaa fashiliyay dadka lagu laayo laascanood iyo cida sida gaarka loogu beegsado oo uu sheegay in ay yihiin dadka Somaliland ushaqeeya iyo waxka qabasho la,aanta xukuumada.