berberatoday.com
Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Ka Digay In Shirar Magaca Beelaha Sita Lagu Qabto.
May 9, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa ka digay in gobolka maroodi jeex lagu qabto shirar magaca beelah sita ismarkaana aan lagu qaban Karin huteelada iyo guud ahaan gobolkaba

Hadal badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa hadal jeediyay kadib markii maalmihii ugu danbeeyay uu shaaracyada hargasya ku dhaganaayeen boodhadh shir lagu sheegay in ay qabsanayaan dhalinyarada beesha habar awal oo bulshada la xidhiidhinaysay in ay xukuumadu dabada ka wado wallow maalintii shalay ay boodhadhkii suuqyada hargaysa ka gooyeen ciidamada boolisku.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews