120 Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya Oo Lagu Sii Sabootiyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale.
May 13, 2022 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-120 oo reer Somaliland ah islamarkaana deeq waxbarasho ka helay dalka itoobiya ayaa lagu sii sabootiyay magaalo xuduudeedka wajaale ee gobolka gabiley.
