Xubin Ka Tirsan Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Iscasishay Iyo Sababaha Uu Cuskaday”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
May 14, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamuud Daahir Jaamac oo kamid ah gudidda doorashooyinka Somaliland ayaa iska casilay xilkii Komishanka.
Sababta ayuu ku sheegay inay saamayn ku leedahay khilaafka ka dhex taagan Komishanka.
Waa xubintii labaad ee xilka Komishanka iska casisha sannadkan gudihiisa.