Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Dhaariyay Xildhibaan Cusub Oo Ka mid Noqday Golaha Guurtida
May 16, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Aadam X. Cali Axmed, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15/05/2022, dhaariyay Ibraahim Muxumed Aw-Axmed X. Aadam, oo laga bilaabo maanta ka mid noqonaya mudanayaasha golaha Guurtida JSL.