Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Xuska 18may Oo Lagu Qabtay Dalka Kenya.
May 20, 2022 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge iyo siyaasi maxamed biixi Yoonis iyo masuuliyiinta safaarada somaliland ee dalka Kenya ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu xusayay maalinta qarannimada somaliland ee 18may oo lagu qabtay magaalada nariobi.

