berberatoday.com
Muwaadin Reer Jabuutiya Oo Lagu Magacaabo Aarre Saleebaan Oo Ku Nool Gabiley Oo Dhaliila Madaxweyna Jabuuti Oo La Xidhay Lagana Cabsi Qabo In Jabuuti Loo Gacan Galiyo
May 21, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Aarre Saleebaan waa Nin Dhalin yaro ee ka soo jeeda dalka Djibouti Ciidanka Booliska ayaa ku xidhay magaalada Gebilay.
Aarre Saleebaan waxaa u ka mid ahaa dadka Baraha Bulshada ka dhaliilay Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle qaabka u maamulo dalka Djibouti.
Laamaha Amaanka Somaliland wali faahfaahin kama bixin xadhigiisa ha yeeshee dad badan ayaa durba Walaac ka muujiyey in ay xadhigiisu xidhiidh la leeyahay dhaliilaha ka dhan ka ah Xukuumada Djibouti islamarkaana loo gacab galiyo Kaligii Taliyaha dalkaasi mudada dheer maamulaayay hadiyo jeerna dadka dhaliila xabsi arxandaro ah ugu abaal guda
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews