Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Xukun Xadhig Ciqaabeeda Ku Xukuntay Laba Wariye Oo Kamida Kuwii Uxidhnaa Dhacdadii Xabsiga Hargeysa
May 23, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Gobolka Maroodijeex ayaa Sannad iyo afar bilood oo Xadhig ciqaabeeda ku xukuntay Gudoomiyihii Tv-ga MMTV Maxamed Cabdi Ilig iyo Cabdijibaar Maxamed Xuseen oo ah Madax wararka Telefishanka HCTV halka Weriyihii sadexaad ee la xidhnaa oo lagu magacaabo kale Cabdiraxmaan Indha cade la sii daayey markii waxba lagu waayey
