Maxkamada Racfaanka Gobolka Maroodijeex Oo Xadhi Ciqaabeed Ku Xukuntay Cabdimaalig Muuse Coldoon
May 23, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Maroodi jeex ayaa saaka laba sanno xadhig ah ku xukuntay Weriye Cabdimaakil Muuse Coldaan. Sidoo kale waxa lagu xukumay 3 Milyan oo lacagta Somaliland oo ganaax ah.

Berberatoday.com